Cinwaanda barta af Soomaalig

Imtixaanka waxaad ka heli kartaan (WWW.Teori-prov.se) imtixaanka teoriga af Soomaaliga waxa uu ka kooban yahay boqolaal 

suaalood oo ku saabsaan leysinka wadida baabuurka wadanka Sweden suaalaha ku jira bartan waxay ka kooban yihiin (550) suaaloo 

hadii aad dooneysid inaad gadatid teoriga af soomaaliga ah waa inaad gadatid kod kadib waa in lagu furaa kodka si aad u isticmashid

u jeedada loo sameeyay teorigan waa in uu qofka ka caawiyaa barashada teoriga qiimihiisuna waa mid macquul ah

Teoriga af Soomaaliga ee ku jira bartan waxuu ka kooban yahay :

1-Kooxda (A) Suaaluhuna waa 70 suaal

2-Kooxda (B) Suaaluhuna waa 70 suaal

3-Kooxda (C) Suaaluhuna waa 70 suaal

4-Kooxda (D) Suaaluhuna waa 70 suaal

5-Kooxda (E) Suaaluhuna waa 70 suaal

6-Kooxda (F) suaalaheeda waa mid kala duwan 

7-Kooxda (G) waa gabagabada (gunaanadka) waxuuna ka kooban yahay tiradooda (220) suaalood

Kooxda (1-5) waa kooxda bilow ah kooxda (6 iyo 7) waxeay isugu jira suaalo kala duwan iyo gunaanad suaalahaan waa suaalihii sandkan cusub

Ogeysiis:

Kooxda bilowga ah waxaa lagu sameeyay cusbooneysiin 75 suaalo sanadkan 2015

Suaalaha muhimka ah 75 cusbuneeynsiin ayaa lagu sameeyay sanadkan 2015

Suaalaha muhimka waxa lagu soo celiyay mar labaad si oo ardaygu u fahmo in suaaluhu yihiin mohiim waxa le isticmaalay sawir suaashebaha waxa waa jib ku ah ardayge in uu suaasha fahmo oo jawaabta xifdinin.

 

 

Halkan cinwaanada  afka aad u baahan tahay

1-Teoriga Carbiga ah  www.Teori-Prov.se

2-Teoriga English ah  www.DrivingLicense.se

3-Teoriga  persiska ah www.TeoriPersiska.se

4-Teoriga Soomaaliga ah : www.TeoriSomaliska.se

5-Teoriga Svenska ah : www.korkortonline.se

 

Waxaa nagala soo xiriiri karta qeybta masuulka af Soomaaliga

Ahmed jama 

Mobil: 0760738471

E post:(gama_ahmed2005@hotmail.com)

Bankgiro BG:857-8270